Dayuuradaha Itoobiya oo duqeymo culus ka geystay Magaalada Makelle

Dayuuradaha dagaalka ee ciidamada Itoobiya ayaa duqeyn xoogan ka geystay magaalada Makelle ee caasimada gobolka Tigray Warbaahin ay Maamusho Jabhadda xoreynta dadweynaha ee Tigray, kuwaasoo dagaal ku jira dowladda federaalka ee Itoobiya, ayaa sheegtay in saddex qof oo rayid ah lagu dilay, tobaneeyo kalana lagu dhaawacay laba duqeyn oo halkaasi lagu qaadey. Midowga Yurub iyo … Continue reading Dayuuradaha Itoobiya oo duqeymo culus ka geystay Magaalada Makelle